Sports148 articles covering this story· 2026-05-28
Sheekada-xariirada ciidanka Botswana ay iskaga sheegaan Janaraal Caydiid - BBC News Somali
KaleMogadishuWaxGalmudugDonald TrumpToilet

Madaxweyne Duma Boko ayaa ciidamada Botswana u sheegay in askarta dalkiisa ay mar ka hortageen xoogaggii Maxamed Faarax Caydiid ee ku sugnaa magaalada Baydhabo, isaga oo dib u xusay sheeko xariiro uu sheegay inay muujinayso sumcadda Ciidanka Difaaca Botswana (BDF). Hawlgalka uu ka hadlay in Ciidanka Botswana loogu diray Soomaaliya, waa xaqiiq.
The story centers on Kale, Mogadishu, Wax, and Galmudug. It has drawn coverage across roughly 148 reports so far.
See what people are saying about this story on X.
